Monday, May 11, 2026
28.9 C
Mogadishu

DAAWO SAWIRRO: Guddiga Diyaarinta Sharciga Doorashooyinka oo Maanta la kumay Madaxda UNSOM. +WAR CUSUB!

Muqdisho (Halqaran.com) – Guddiga Diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka ayaa Tallaadadii maanta Magaalada Muqdisho kula kulmeen Madaxda UNSOM, qaybteeda IESG (Integrated Electoral Support Office).

Guddigan oo Golaha Shacabka uu u wakiishay Arrimaha Doorashooyinka Qaranka ayaa waxay Madaxda IESG kala hadleen shaqada ay hayaan iyo Diyaarinta Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka ee sanadka 2020 lagu wado in dalka ay ka dhacdo.

Kulankan oo ka dhacay Xarunta UN-ta ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu qayb ka yahay kulamada ay Guddiga Diyaarinta Sharciga Doorashooyinka ka wadaan gudaha dalka.

Xildhibaan Cabdullaahi Abuukar Xaaji (Eng. Carab), Gudoomiyaha Guddiga Diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka ayaa shir guddoominayay kulankan.

Xafiiska Halqaran.com, Muqdisho
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...