Sunday, December 14, 2025
25.5 C
Mogadishu

DEG DEG + MUUQAAL: ”Caare Waa Dambiile Qaran, Qaa’in ah Taliye Taani Runtuu Sheegay”, & fariin Kulul loo diray Beelaha Gadhxajis!

Hargeysa (Halqaran.com) –  Sudaan Xuseen Cali oo taageeray hadalkii Nuux Taani, ayaa yidhi, ”Korneyl Caarre Waa Dambiile Qaran, Qaa’in ah, Taliye Taanina Runtuu Sheegay”.

Suldaan Xuseen Cali oo wareysi gaar ah siiyay Eryal TV, oo si adag arrinta Korneyl Caarre uga hadlay, ayaa farriin kulul u diray Beelaha Gadhxajis.

Haddaba Hoos ka Daawo Wareysi Muuqaalka Suldaanka:

DAAWO MUUQAALLO KALE Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:

MUUQAAL DEG DEG: Siyaasiyiinta Warsangali oo Xanaaqay oo Hargeysa Ka soo Baxay Hadalkii Tani dartii “Hadalkii Taani Muuse buu Wakiil u Ahaa”!

DAAWO MUUQAAL: ”Reer Dowad noqon maayo, ciidankii reer Badhan Shisheeye maaha” waxaa sidaa yidhi..!

Xafiiska Halqaran.com, Hargeysa 
Hlaqarannews@gmail.com 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...