Warar Xiiso Leh

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
AMISOM oo dad shacab ah ku dishay magaalada Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Gaadiid ay la socdeen Ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa qarax miino ah lagula eegtay agagaarka Masjidka Turkiga...
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Carte Qaalib oo Hargeysa ku...
Hargeysa (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Carte Qaalib ayaa Arbacadii maanta ku geeriyooday magaalada Hargeysa ee Somaliland, halkaasi oo uu muddo...
5 ruux oo loo qabtay qoyskii lagu laayay Degmada Warsheekh
Sh/Dhexe (Halqaran.com) - Ciidamo ka tirsan qeybta 27-aad ee xoogga dalka Soomaaliya ayaa howlgal ka sameeyay deegaanno hoostaga degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe,...
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socda...
Garoowe (Halqaran.com) - Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ku-simaha Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, ahna Madaxweyne ku-xigeenka ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo...
DF Soomaaliya oo shaaca ka qaaday inuu soo kala kacleeyay Cudurka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shaacisay in markale uu cudurka safmareenka ah ee Coronavirus uu ku soo...
C/raxmaan C/shakuur ”Doorasho aan lagu qanacsaneyn Muqdisho kama dhaceyso”
Muqdisho (Halqaran.com) - Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa sheegay in Madaxweynaha JF Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Taliyaha Nabadsugida Fahad Yaasiin ay...







