Warar Xiiso Leh

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
UPDATE: Wasiirkii Arrimaha Dibadda Somaliya oo xilkii laga qaaday, laguna baddelay…
Muqdisho (Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa u magacaabay Maxamed Cabdirasaaq Maxamuud Abuubakar Wasiirka Wasaaradda Arimaha Dibadda...
Madaxweynihii hore ee Somaliya Xasan Sheekh oo la kulmay Safiirka Ingiriiska...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna guddoomiyaha xisbiga Midowga Nabadda & Horumarka (UPD) Xassan Sheekh Maxamud iyo safiirka dowladda UK u jooga...
Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle oo si weyn loogu soo dhaweeyay Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Wafdi uu hoggaaminaayo Madaxweyne Ku xigeenka dowlad goboleedka Hirshabeelle, Yuusuf Axmed Hagar, ayaa Khamiistii maanta gaaray Magaalada Beledweyne.
Xubnaha Wafdiga ayaa waxaa...
RW Rooble oo howlgeliyey Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal & Xalinta Khilaafaadka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo howlgeliyey Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal ee Maamulka iyo Khilaafaadka ayaa la...
Maxaa looga hadlay kulankii dhexmaray Madaxweynaha Hirshabeelle iyo Safiirka Mareykanka ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa galabta kulan dhinaca qadka Internet-ka ah ee Video call (Conference)...
DF Somaliya oo war deg-deg ah ka soo saartay dagaalka ka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa War-saxaafadeed ka soo saartay dagaalka ka socda Waqooyiga dalka Itoobiya ee u dhaxeeya Ciidamada Federaalka...







