Warar Xiiso Leh

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Aroosaddii ayaa ku dhex geeriyootay xafladdii arooska waxaana isla goobta lagu...
India (Halqaran.com) - Aroos ka dhacayay waddanka Hindiya ayaa yeeshay waji kale kadib markii aroosaddii mar kaliya dhulka ku dhacday iyada oo meyd ah...
Haweeney u dhalatay Koonfur Afrika ayaa dhashay toban cunug oo mataano...
South Africa (Halqaran.com) - Haweeney u dhalatay waddanka Koonfur Afrika ayaa la sheegay in ay hal mar dhashay toban carruur ah, taas oo noqon...
Ninka ugu ciddiyaha dheer dunida oo iska jaray ciddiyihiisa 66 sano...
India (Halqaran.com) - Ninkan oo ahaa qofkii ugu ciddiyaha dheeraa adduunka ayaa ugu dambeyntii iska jaray. Shridhar Chillal oo u dhashay waddanka Hindiya ayaa...
Haweeney in kabadan 20 sano ku dhex nooleyd biyaha dhexdooda!
India (Halqaran.com) - Dadka qaarkiis waxay leeyihiin hiwaayado aan caadi aheyn oo kaa yaabinaya, haweeney lagu magacaabo Paturani Hosh oo ku nool Vardhman oo...
Macallin iskuul oo abaal marin ahaan u helay $1 milyan oo...
Kenya (Halqaran.com) - Peter Tabichi wuxuu isu taagay horumarka waana tusaale caalami ah dhanka waxbarashada iyadoo wax-qabadkiisa iyo deeqsinimadiisa ay u soo jiiday in...
Nin gacantiisa kor u hayay in kabadan 45 sano!
India (Halqaran.com) - Ninkan ayaa gacantiisa kor u hayay in kabadan 45 sano, waa wax adag in la rumeysto, waxaan ku nool nahay duni...







