Warar Xiiso Leh

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Labaad ee Hirshabeelle oo la doortay & ku-xigeenkiisa
Jowhar (Halqaran.com) – Xildhibaanada Baarlamanka labaad ee ee maamulka Hirshabeelle ayaa Arbacadii maanta doortay guddoomiyaha baarlamanka iyo ku-xigeenkiisa koowaad.
Guddoomiyaha Baarlamaanka labaad ee Hirshabeelle ayaa...
UPDATE: Ilhaan Cumar oo markale dib loo soo doortay
Minnesota (Halqaran.com) - Ilhaan Cumar ayaa saacado ka hor dib loogu soo doortay Koongareeska Mareykanka iyadoo ku soo baxday doorashadii ka dhacday degmada 5-aad...
Rag kufsi iyo dil ka geystay Boosaaso oo dil lagu xukumay
Boosaaso (Halqaran.com) – Waxaa Arbacadii maanta maxkamad ku taala Magaalada Boosaaso ay xukun dil ah ku xukuntay laba nin oo dhalinyaro ah, kadib markii...
Kumaandooska Soomaaliya oo howlgal ku dilay sarkaal sare oo ka tirsan...
Sh/Hoose (Halqaran.com) - Kadib howlgal qorsheysan oo ay ciidanka sida gaarka ah u tababaran kumaandooska Soomaaliya ay ka fuliyeen degmada Sablaale ee gobolka Shabeelada...
Muxuu isku casilay Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Waare?
Jowhar (Halqaran.com) - Madaxweynihii dowlad goboleedka Hirshabeelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa shaaciyay inuu iska casilay xilkii madaxtinimada ee Maamulka Hirshabeelle.
Qoraal ka soo baxay Xafiiska...
Wasaaradda Arrimaha gudaha ee Somaliya oo war ka soo saartay Doorashooyinka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa ay ka hadashay howlaha doorashooyinka ee ka socda deegaannada Hirshabeelle.
War qoraal...







