
Jilaaga Leonardo DiCaprio oo iibsaday guri jooga $7.1 milyan +(SAWIRO)
Los Angeles (Halqaran.com) - Jilaaga caanka ah ee Leonardo DiCaprio ayaa iibsaday guri sare oo uu iska lahaa jilaaga kale ee la yiraahdo Jesse...

Ciidamada xoogga dalka oo howlgalo ka sameeyay gobolka Sh/Hoose
Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaano katirsan gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo la sheegay in miinooyin lagu...

Safiirka XFS u fadhiya Turkiga oo kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda Azerbaijan
Ankara (Halqaran.com) - Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Ambassador Jama Aidid Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa safar shaqo ku tegay...

Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb
Muqdisho (Halqaran.com) - Weerar sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa fiidnimadii xalay ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug, sida ay...
Turkiga oo soo badbaadiyay muhaajiriin ku xayirnaa xeebaha Izmir
Turkey (Halqaran.com) - Ugu yaraan 71 muhaajiriin ah ayaa laga soo badbaadiyay xeebaha dalka Turkiga sida ay sheegayaan warbaahinta dalkasi. Ilaalada xeebaha Turkiga ayaa...
Muxuu yahay qodobka ay isku fahmi waayeen madaxda m/goboleedyada?
Muqdisho (Halqaran.com) - Shirar afartii maalmood ee lasoo dhaafay u socday madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada dalka ayaa waxaa la sheegay in wax horumar ah aan...
Beesha Caalamka oo ka hadashay kulankii ay la qaateen madaxda m/goboleedyada
Muqdisho (Halqaran.com) - Beesha Caalamka ayaa war kasoo saartay kulankii maanta dhexmaray iyaga iyo madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada dalka, kaasi oo ka dhacay hotel ku...
Madaxda dowlad goboleedyada iyo Beesha Caalamka oo kulan u socdo
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada dalka iyo Wakiilada Beesha Caalamka ayaa haatan waxaa uu kulan uga socdaa hotel ku yaalla xerada Xalane ee...
Tuug ku dhex hurday guri uu u soo galay inuu dhaco!
Thailand (Halqaran.com) – Tuug ayaa jabsaday guri, xilligii uu ku jiray howsha xatooyada ayuu lulmooday kaddib mid ka mid ah sariirihii dhex yaalay ayuu...
Fadhigii Baarlamaanka maanta oo dib loo dhigay
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa dib loo dhigay kulankii maanta ay lahaayeen xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, sida uu sheegay guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.
Maanta...








