Wednesday, July 8, 2026
25.9 C
Mogadishu

Sayid Omar Abdalla

308 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Jilaaga Leonardo DiCaprio oo iibsaday guri jooga $7.1 milyan +(SAWIRO)

Los Angeles (Halqaran.com) - Jilaaga caanka ah ee Leonardo DiCaprio ayaa iibsaday guri sare oo uu iska lahaa jilaaga kale ee la yiraahdo Jesse...

Ciidamada xoogga dalka oo howlgalo ka sameeyay gobolka Sh/Hoose

Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaano katirsan gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo la sheegay in miinooyin lagu...

Safiirka XFS u fadhiya Turkiga oo kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda Azerbaijan

Ankara (Halqaran.com) - Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Ambassador Jama Aidid Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa safar shaqo ku tegay...

Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb

Muqdisho (Halqaran.com) - Weerar sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa fiidnimadii xalay ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug, sida ay...
Wararka Maanta
Sayid Omar Abdalla

Sheekh Shariif oo kulan gaar ah la qaatay Qoorqoor iyo Cali...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha midowga musharraxiinta madaxweynaha Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa xalay kulan la qaatay madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada Hirshabeelle iyo Galmudug oo ku...
Sayid Omar Abdalla

Nin waddo 2.5 KM ah ku xardhay “Waan ku jeclahay”

India (Halqaran.com) - Nin aan lamagacaabin oo ku nool magaalada Kolhapur ee dalka Hindiya ayaa waddo marta gobolka Maharashtra ku xardhay ereyo uu ku...
Sayid Omar Abdalla

AKHRISO: Guddoomiye Mursal oo 15 xildhibaan ka joojiyay kulamada golaha shacabka

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa 15 Xildhibaan oo ka mid ah golaha shacabka ka joojiyay...
Sayid Omar Abdalla

Madaxweyneyaasha maamul goboleedyada dalka oo shir gaar ah u furmay

Muqdisho (Halqaran.com) - Magaalada Muqdisho gaar ahaan hotel ku dhex yaalla xerada Xalane ee garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa waxaa goor dhow uu Shir...
Sayid Omar Abdalla

Nin 10,000 oo geed ku beeray lama deggaan!

India (Halqaran.com) – Satyendra Manjhi wuxuu helayaa maalmahaan ammaan iyo bogaadin dadweynaha uga imaaneysa kaddib markii uu u guntaday dhowridda deegaankiisa. Mr. Manjhi wuxuu ku...
Sayid Omar Abdalla

Dowladda Ingiriiska oo ka digtay doorasho hal dhinac ah iyo muddo...

Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Ingiriiska ayaa war ka soo saartay xaaladda siyaasadda dalka, waxa ayna sheegtay in aysan taageeri doonin hannaan walba oo doorasho...