
Jilaaga Leonardo DiCaprio oo iibsaday guri jooga $7.1 milyan +(SAWIRO)
Los Angeles (Halqaran.com) - Jilaaga caanka ah ee Leonardo DiCaprio ayaa iibsaday guri sare oo uu iska lahaa jilaaga kale ee la yiraahdo Jesse...

Ciidamada xoogga dalka oo howlgalo ka sameeyay gobolka Sh/Hoose
Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaano katirsan gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo la sheegay in miinooyin lagu...

Safiirka XFS u fadhiya Turkiga oo kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda Azerbaijan
Ankara (Halqaran.com) - Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Ambassador Jama Aidid Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa safar shaqo ku tegay...

Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb
Muqdisho (Halqaran.com) - Weerar sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa fiidnimadii xalay ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug, sida ay...
Gariiga oo sheegay inuusan qaabili doonin tahriibayaal ay ku jiraan Soomaali
Greece (Halqaran.com) - Dowladda Gariiga ayaa sheegtay in aysan qaabili doonin dadka magangalya doonka ah ee uga imaanaya waddamada Syria iyo Soomaaliya, kuwaasi oo...
Maxay ka wada hadleen RW Rooble iyo danjiraha Imaaraatka Carabta u...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa maanta ku qaabilay danjiraha Dowladda Imaaraatka Carabta u fadhiya Soomaaliya mudane...
Hoggaamiyihii Boko Xaraam oo is dilay
Nigeria (Halqaran.com) - Hoggaamiyihii Boko Xaraam Abubakar Shekau ayaa is dilay xilli uu dagaal kula jiray koox Islaami ah oo ka soo horjeedda Boko...
Dad badan oo ku dhintay shil tareen oo ka dhacay Pakistan
Pakistan (Halqaran.com) - In ka badan 30 qof ayaa ku dhimatay laba tareen oo isku dhacay koonfurta dalka Pakistan.
Warbaahinta dalkaas ayaa sidoo kale sheegtay...
Qaar ka mid ah dadkii ku soo dhaawacmay duqeyntii Kenya ay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Magaalada Muqdisho ayaa waxaa la keenay qaar ka mid ah dadkii ku soo dhaawacmay duqeyn ay ciidamada Kenya ka fuliyeen deegaanno...
Ninka ugu ciddiyaha dheer dunida oo iska jaray ciddiyihiisa 66 sano...
India (Halqaran.com) - Ninkan oo ahaa qofkii ugu ciddiyaha dheeraa adduunka ayaa ugu dambeyntii iska jaray. Shridhar Chillal oo u dhashay waddanka Hindiya ayaa...









