Friday, November 7, 2025
28.6 C
Mogadishu

Sayid Omar Abdalla

308 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Jilaaga Leonardo DiCaprio oo iibsaday guri jooga $7.1 milyan +(SAWIRO)

Los Angeles (Halqaran.com) - Jilaaga caanka ah ee Leonardo DiCaprio ayaa iibsaday guri sare oo uu iska lahaa jilaaga kale ee la yiraahdo Jesse...

Ciidamada xoogga dalka oo howlgalo ka sameeyay gobolka Sh/Hoose

Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaano katirsan gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo la sheegay in miinooyin lagu...

Safiirka XFS u fadhiya Turkiga oo kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda Azerbaijan

Ankara (Halqaran.com) - Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Ambassador Jama Aidid Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa safar shaqo ku tegay...

Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb

Muqdisho (Halqaran.com) - Weerar sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa fiidnimadii xalay ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug, sida ay...
Wararka Maanta
Sayid Omar Abdalla

Maamulka Galmudug oo soo saaray digniin ku socota shacabka

  Galmudug (Halqaran.com) - Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad Goboleedka Galmudug oo is kaashanaya ayaa howlgal ka dhan ah dagaalamayaasha Al-Shabaab ka bilaabay...
Sayid Omar Abdalla

Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabay guddi sare oo u qaabilsan doorashada

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa habeenkii xalay aheyd magacaabay guddi sare ee Farsamo oo ka...
Sayid Omar Abdalla

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay furista safaaradda Sacuudiga ee...

Muqdisho (Halqaran.com) - Xoghayaha joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya danjire Maxamed Cali Nuur Xaaji, ayaa ku qaabilay xafiiskiisa wasaaradda, wafdi...
Sayid Omar Abdalla

Haweeney u dhalatay Koonfur Afrika ayaa dhashay toban cunug oo mataano...

South Africa (Halqaran.com) - Haweeney u dhalatay waddanka Koonfur Afrika ayaa la sheegay in ay hal mar dhashay toban carruur ah, taas oo noqon...
Sayid Omar Abdalla

Ganacsatada Puntland oo bilaabay inay shilin Soomaaliga waddooyinka ku soo daadiyaan

Puntland (Halqaran.com) - Lacagta shilin Soomaaliga ayaa lagu soo warramayaa inay isticmaalkeeda ka socon weyday gudaha magaalooyinka dowlad goboleedka Puntland, isla markaana lacagta shillinka...
Sayid Omar Abdalla

Faah Faahin kasoo baxeysa qarax ka dhacay deegaanka Jasiira

Muqdisho (Halqaran.com) - Qaraxaan ayaa waxaa uu ka dhacay xeebta deegaanka Jasiira ee duleedka magaalada Muqdisho gaar ahaan bar koontarool oo ku leeyihiin halkaas...