
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
DAAWO SAWIRRO + AKHRISO: Nuxurka Khudbadda Madaxweyne Farmaajo ee furitaanka Baarlamaanka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo gudanaya waajibkiisa dastuuriga ah ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhiga...
Wararkii ugu dambeeyay ciidamo uu hoggaaminayay Farxaan Qarxoole oo lagu qarxiyay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa faah-faahin dheeraad ah kasoo baxaya Qarax miino oo xalay Deegaanka Siinka Dheer ee Duleedka magaaladda Muqdisho, kaasoo lala eegtay Ciidamo...
DAAWO SAWIRRO: Gudoomiyaha G/Banaadir oo kulan la yeeshay Wakiilka Q.M ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Wakiilka Qaramada...
Madaxweynaha Mareykanka oo hanjabay inuu bur-burinayo dhaqaalaha dal Muslim ah
Washington (Halqaran.com) - Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in ciidamada Mareykanka aysan hor is-taagi doonin Turkish-ka oo la filayo inay weeraraan Kurdish-ka Syria,...
DAAWO SAWIRRO: RW Kheyre oo kormeeray Tiyaatarka Qaranka oo dib u...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa maantakormeer ku sameeyey Xarunta Tiyaatarka Qaranka, oo xilligaan dhismihiisa uu marayo meel...
XOG + DHAGEYSO: Xildhibaan shaaca ka qaaday Sababta loo sugi la’yahay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaan Cabdiraxmaan Xaaji Adan (Ibi) oo ka mid ah Xildhibanaada golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya oo shalay ka qeyb galayay munaasabad soo...









