Thursday, July 9, 2026
25.9 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

Wafdi ka socda dowladda Kenya oo toos uga degay Kismaayo &...

Kismaayo (Halqaran.com) - Wafdi ka socda dowladda Kenya ayaa goor dhaw waxa ay ka dageen Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada hoose, iyadoo maanta ay...
Weriye Ahmed Abdi

Wararkii ugu dambeeyay Saraakiil lagu laayay duleedka magaalada Jowhar +Magacyada

Jowhar (Halqaran.com) - Afar ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Maamulka Hirshabelle ayaa waxaa gelinkii dambe Jimcihii shalay lagu dilay duleedka Magaalada Jowhar ee Gobolka...
Weriye Ahmed Abdi

Faallo: Saniini iyo Sabiib iyo Caanoole goorma ayey Balcad ka dhawaadeen?

Waxaan qorma gaaban oo aan uga hadlaayo hoowlgallada kasocda deegaannada sanniini, sabiib, caanoole iyo ow dheegle. Waxaan ugu horreeyn iga su’aal ah Sabiib iyo caanoole,...
Weriye Ahmed Abdi

Arag Sawirro laga soo qaaday madaxdii Kismaayo isugu tagtay oo hadal...

Kismaayo (Halqaran.com) - Saacadihii ugu dambeeyay baraha bulshada waxaa qabsaday sawirro laga soo qaaday masuuliyiinta ku sugan Kismaayo, kuwaasi oo halkaasi u jooga ka...
Weriye Ahmed Abdi

XOG CUSUB: Sheekh Shariif oo shaaca ka qaaday in 30 sano...

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in xilligaan xaaalada dalka ay qabaan walaac farabadan, sidaas daraadeedna caleema...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Maxaa ka soo baxay Kulankii maanta ee Golaha Wasiirrada ee...

Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa maanta meel mariyay natiijadii kasoo baxday hubinta iyo tirakoobka shaqaalaha rayidka ah ee dowladda iyo...