Thursday, July 9, 2026
25.9 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

XOG: Cali Geedi oo dhisayo Xisbi mucaarad oo ka dhan ah...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa isniintii shalay magaalada Muqdisho kaga dhawaaqay in toddobaadkan uu soo magacaabi doono...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Tahriibayaal ku dhintay dooni ku degtay meel u dhow xeebaha...

Lampedusa (Halqaran.com) - Inta la ogyahay 9 ruux ayaa geeriyootay kadib markii doon ay saarnaayeen muhaajiriin ay ku degtay meel u dhow jasiiradda Lampedusa,...
Weriye Ahmed Abdi

WAR CUSUB: Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle oo ku jees-jeesay Axmed Madoobe!...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Maamulka Hirshabelle Cali Cabdulklaahi Cosoble, ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay culeyska Dowladda Federaalka Soomaaliya ay saartay...
Weriye Ahmed Abdi

DEG DEG: Qarax xooggan oo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) - Qarax xoogan ayaa caawa laga maqlay Galbeedka Magaalada Muqdisho, kaddib markii lagu soo xiray gaari uu leeyahay mid ka mid ah...
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO SAWIRRO: Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti oo maanta tagey magaalada Baydhabo

Baydhabo (Halqaran.com) - Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha golaha shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu qayb ka yahay guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti ayaa maanta gaaray magaalada...
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO SAWIRRO: Maxaa ka soo baxay kulankii dhexmaray Wasiir Beyle iyo...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Maaliyadda Somaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud...