
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararkii ugu dambeeyay Qaraxii maanta ciidamada AMISOM lagula eegtay Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya Xaafadda caymiska ee Degmada Yaaqshiid ayaa sheegaya in Ciidamada AMISOM halkaasi Qarax lagula eegtay.
Qaraxan oo haaa miinada...
Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay taliyeyaal cusub (Akhri magacyadooda)
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo darajada Sarreeye Guuto u dalacsiiyey Maxamed Cali Bariise ayaa wareegto ugu magacaabay Taliye Ku-xigeenka...
TOP NEWS: Musharrax ODAWAA: ‘‘Farmaajo dowladiisa kama rabo inay xil ii...
Muqdisho (Halqaran.com) - Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo oo ah musharax u taagan Xilka Madaxweynaha maamulka Galmudug, oo Muqdisho kula Kulmay aqoonyahanadda Galmudug ayaa sheegay...
DAAWO SAWIRRO: Faah-faahin cusub iyo wararkii ugu dambeeyay diyaaradii maanta Shilka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Diyaarad nooca xamuulka ah ayaa waxay maanta shil aan buurnayn ku gashay Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, ka dib markii...
UPDATE: Guddoomiyaha Aqalka sare ”Madaxda dowladda waa inay xalliyaan khilaafka kala...
Muqdisho (Halqaran.com) - Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa wuxuu maanta uu is dul-taag ku sameeyay khilaafka xoogan ee Dowladda...
AKHRI: Hanti dhowraha Qaranka oo shaaca ka qaaday in lacago tira...
Muqdisho (Halqaran.com) - Hanti Dhawraha Qaranka, Maxamed Maxamuud Afgooye ayaa waxaa uu shaaca ka qaaday in lacago aan la xisaabin ay ka maqan yihiin...









