
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
”Maxay DF Somaliya wax uga qaban la’dahay maleeshiyada Al-Shabaab ee ku...
Muqdisho (Halqaran.com) - La taliyaha qaybta Warbaahinta ee Madaxweynaha Hirshabelle, Xasan Cabdiqaadir Muudey, ayaa si adag uga hadlay maleeshiyaadka Ururka Al Shabaab ee ku...
Qaramada Midoobay oo si kulul u cambaareysay weerarkii Jimcihii lagu qaaday...
Salmosi (Halqaran.com) - Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antnio Goterres ayaa si kulul u cambaareeyay weerar lagu dilay 16 qof oo Jimcihii lagu qaaday...
DAAWO SAWIRRO: Tobaneeyo Askar Kenyaan ah oo ku dhintay qarax ka...
Gaarisa (Halqaran.com) - Ugu yaraan toban askari oo ka tirsan ciidamada Kenya ayaa ku dhintay qarax miino oo ka dhacay duleedka magaalada Gaarisa ee...
Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo ayaa dib ugu soo laabtay dalka, ka dib safar labo maalmood...
UPDATE: Maxaad ka ogtahay hadalka Cajiibka ah ee uu Aadan Barre...
Kismaayo (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Aqbalida baarlamaanka dalka Kenya, Aaden Barre Ducaale oo maanta ka hadlayay magaalada Kismaayo ayaa sheegay in aysan Kenya waxba dan...
XOG XASAASI: Musharraxiin ka soo horjeestay guddiga farsamada doorashada Galmudug
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Galmudug ee kala ah Cabdiraxmaan Odawaa iyo Kamal Gutaale ayaa war saxaafadeed ay si wadajir u...









