
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
XOG: Maxay tahay Sababta loo xiray Wariyihii gaarka ahaa ee Duqii...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada Booliska ayaa Xabsiga dhigay Wariye Axmed Nuur Maxamed oo ahaay Wariyihii gaarka ahaay ee Allaha u naxariistee Duqii Muqdisho Cabdiraxmaan...
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kormeeray Isbitaalka Hooyada Iyo Dhallaanka Banaadir +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa kormeeray Isbitaalka hooyada iyo dhallaanka Banaadir oo dowladdu ay dib...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo qaabilay madaxda ururka Caalamiga ah ee socdaalka
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen)ayaa Xarunta Aqalka Madaxtooyada ee Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu Hogaaminayey Madaxa...
UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay Caawa dagaalkii ka dhacay Ceelasha Biyaha +...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa Faah faahin ayaa kasoo baxeysa dagaal Ciidamada Booliska iyo maleeshiyaad ku dhexmaray deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka Muqdisho.
Dagaalka ayaa ka...
AKHRI: Maxay qaban doonaan guddiga xuduudaha Hirshabeelle ee la magacaabay?
Jowhar (Halqaran.com) - Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dowladaha Hoose ee Maamulka Hirshabelle ayaa waxaa ay magacowday Guddiga Xaduudaha Hirshabeelle.
Wareegto kasoo baxday Wasiirka Arrimaha Gudaha...
UPDATE: Al-Shabaab oo la wareegay Saldhigyo ay ka baxeen ciidamada DF...
Sh/Dhexe (Halqaran.com) - Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay inay la wareegeen gacan ku haynta Saldhigyo Ciidamada dowladda ay baneeyeen oo ku yaallo Gobolka Shabellaha dhexe.
Saldhigyada...









