Saturday, June 6, 2026
27.7 C
Mogadishu

AKHRI: Maxay qaban doonaan guddiga xuduudaha Hirshabeelle ee la magacaabay?

Jowhar (Halqaran.com) – Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dowladaha Hoose ee Maamulka Hirshabelle ayaa waxaa ay magacowday Guddiga Xaduudaha Hirshabeelle.

Wareegto kasoo baxday Wasiirka Arrimaha Gudaha Hirshabelle Maxamed Cali Caadle ayaa lagu Magacaabey Guddiga oo ka kooban 9 Xubnood, kuwaas oo laga soo kala xulay Maamulada degmooyinka Hirshabelle Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Baarlamaanka.

Haddaba Hoos ka Akhriso wareegtada:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...