
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Maxaa ka ogtahay Ajandaha Kulanka Baarlamaanka Soomaaliya ee Sabtida Maanta?
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta taariikhduna ku beegan tahay 19-ka bisha Oktoobar 2019 waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa...
Maxaa ka soo baxay kulankii Ra’iisul wasaaraha Somaliya iyo madaxweynaha Bangiga...
Washington (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre iyo madaxweynaha bangiga adduunka, David Malpass, ayaa kulankoodii labaad sannad gudihiis...
DAAWO SAWIRRO: Muxuu ka sheegay RW Kheyre Shirka IMF iyo Bangiga...
Khayre ayaa magaalada Washington ee dalka Mareykanka uga qayb galay shirka miiska wareegsan ee Bangiga iyo hey'adda lacagta adduunka.
Ra'iisul Wasaaraha ayaa khudbad uu shirka...
DAAWO VIDEO: Xildhibaan Dalxa oo shaaca ka qaaday Sirta ka dambeysa...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Khilaafka Kismaayo ka taagan aysan dan ugu Jirin...
XOG XASAASI: Odayaal iyo ganacsato ku jufo ah Madaxweyne Farmaajo oo...
Gedo (Halqaran.com) - Odayaal ku heyb ah Madaxweynaha JF Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa waxaa saacadihii la soo dhaafay lagu xiray Degmada Beled...
Dagaal lagu le’day oo maanta markale ka dhacay Duleedka Muqdisho &...
Ceelaha-biyaha (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya, deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta dagaal culus uu halkaasi ku dhex...









