Friday, April 17, 2026
28.1 C
Mogadishu

DAAWO VIDEO: Xildhibaan Dalxa oo shaaca ka qaaday Sirta ka dambeysa dagaalka Farmaajo iyo Axmed Madoobe!

Muqdisho (Halqaran.com) – Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Khilaafka Kismaayo ka taagan aysan dan ugu Jirin Soomaaliya, Balse ay Faa’iido ugu Jirto Dawladda Kenya.

‘‘Ma taagna  Farmaajo iyo Axmed Madoobe, Ma taagna Jubbaland iyo DF-Soomaaliya,   Maanta waxay taagan tahay Soomaaliya iyo Kenya,  Waxa ay Maslaxadu ugu Jirto dhibaatada iyo in Soomaali isku Jabto waa Kenyaan,  Dhibaatada dad ku dhacda, Dad kale ayay Faa’iido u tahay”. Ayuu yiri Prof. Dalxa.

Wuxuu kaloo hadalkiisa raaciyay Xildhibaan Dalxa, ‚‘‘Dadka halkaasi dhib ku soo gaarayo, kuwa Barakacaya, ku lagu dul dagaalamayo,  waa Soomaali, Balse kuwa ka Faa’iidaya waa Cadowga Kenya oo doonaya dhulkuu haystay inuu sii Balaadhsado”.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...