Friday, April 17, 2026
27.8 C
Mogadishu

DEG DEG + XASAASI: Khilaaf cusub oo ka dhex-qarxay guddiga doorashooyinka Somaliland (Maxaa ka socda Hargeysa?)

Magaalada Hargeysa

Hargeysa (Halqaran.com) – Khilaaf ayaa xilligaan waxaa uu ka taagan yahay guddiga doorashooyinka Somaliland, iyada oo siyaabo kala duwan ay uga kala hadleen Madaxweynaha Somaliland iyo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay inay jirto warqad uu qoray Xisbiga mucaaradka Somaliland, hayeeshee uu u sheegay kala shaandheynta Guddiiga doorashada ay xaq u leeyihiin Golaha Wakiilada Somaliland.

Dhainaca kale, Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa sheegay in cidda kaliya ee sharci ahaan awood u leh inay kala shaandhayso xubnaha gudidda doorashooyinka ee cusub ay tahay Golaha Wakiilada.

Waxaa uu sheegay in Golaha ay soo gaareen 7 xubnood oo guddiga ah, kuwaas oo ay kala keenayaan 2 Xubnood ay xaq u leeyihiin golaha guurtida, min hal xubin Xisbiyada mucaaradka halka Madaxweynaha ay ka imaanayaan 3 Xubniid sidasina uu madaxweynaah wareegto kusoo magacaabayo.

Golaha Wakiilada ayuu sheegay in ay xaq u leeyihiin in Madaxweynaha uu u soo gudbiyo golaha Wakiilada si ay uga doodaan,kadibna cod ugu qaadaan.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...