Thursday, July 9, 2026
25.2 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

Xildhibaan u geeriyooday dhaawac uu u gaystay Gudoomiyaha Warsheekh

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Allaha u naxariistee Xildhibaan ka tirsanaay Golaha deegaanka Degmadaasi Warsheekh, kadib markii dhaawac uu horay...
Weriye Ahmed Abdi

Abiy Axmed oo magacaabay xoghayaha guud ee IGAD, waa kuma ninkan?

Addis Ababa (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Urur Goboleedka IGAD, ahna Ra’iisul wasaaraha Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa Xoghayaha guud IGAD u magacaabay Wasiirkii hore ee Arrimaha...
Weriye Ahmed Abdi

R/Wasaare Xasan Cali Kheyre oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socda...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay iyo Midawga Afrika oo...
Weriye Ahmed Abdi

XOG: Maxay Puntland u fulin la‘dahay xukunkii lagu diray raggii dilay...

Garoowe (Halqaran.com) – Maamulka Puntland ayaa sheegay in la fulin doono xukunkii Maxkamadda Sare ee Maamulkaasi ay ku riday Saddex ruux oo ku eedeysnaa...
Weriye Ahmed Abdi

Wasiir sheegay inay wadaan tallaabooyin lagu dhimayo faqriga iyo Shaqo la’aanta...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa sheegay in horey loo qaaddayo tallaabooyinkii...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Maxaa ka jira in Xal laga gaaray xiisad ka dhalatay...

Muqdisho (Halqaran.com) – Ilo lagu kalsoonyahay ayaa mareegta Halqaran.com u xaqiijiyay in xal laga gaaray xalay xiisadii ka dhalatay dilkiii Taliyihii Ururka Gorgor ee...