Thursday, July 9, 2026
25 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

Jubbaland oo mar kale ku hanjabtay in wixii ka dhasha xariga...

Kismaayo (Halqaran.com) - Maamulka Jubbaland ayaa mar kale waxa ay ka hadleen Arrinta ku saabsan Wasiirka Amniga Maamulkaasi Cabdirashiid Janan oo u xiran dowladda...
Weriye Ahmed Abdi

Wararkii ugu dambeeyay Duqeymo dhinaca cir ah oo laga fuliyay Bu’aale...

Bu’aale (Halqaran.com) - Duqeyn dhanka cirka ayaa siyaabooyin kala duwan looga fuliyay Degmooyinka Bu’aale iyo Saakow ee Gobolka Jubbada Dhexe, iyadoo duqaymaha lala beegsaday...
Weriye Ahmed Abdi

Haweeney la taliye u aheyd Madaxweyne Waare oo ku dhimatay dooni...

Baladweyne (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in haweeney La taliye u ahayd Madaxweynaha Hirshabelle, Maxamed Cabdi...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Golaha Aqalka Sare oo maanta Ansixiyay Sharci cusub (Muxuu yahay?)

Muqdisho (Halqaran.com) - Kadib kulan ay maanta Magaalada Muqdisho ku yeesheen Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somaliya ayaa waxay ku ansixiyeen Sharciga Xuquuqda Siyaasiyiinta...
Weriye Ahmed Abdi

TOP NEWS: Gaari AMISOM oo Bajaajle ku jiiray Muqdisho oo ‘dad...

Muqdisho (Halqaran.com) - Mid ka mid ah gaadiidka qafulan ee Ciidamada AMISOM ay wataan ayaa Isniintii maanta wade Mooto Bajaaj wuxuu ku jiiray Isgoyska...
Weriye Ahmed Abdi

James Swan: ”Xal halaga gaaro khilaafka DF Somaliya iyo maamul goboleedyada”

Garoowe (Halqaran.com) - Ergeyga Gaar ka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Mr James Swan oo Axaddii maanta tagay magaalada Garoowe ayaa waxaa...