Thursday, July 9, 2026
25 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO VIDEO: Maxay Diinta Islaamka ka qabtaa Taallooyinka laga dhisay Muqdisho!...

Nairobi (Halqaran.com) – Sheekh Maxamuud Shibli oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa markii ugu horreysay ka hadlay taallooyinkii dhawaan dib looga taagay qeybo...
Weriye Ahmed Abdi

XOG CUSUB: Yusuf Garaad oo war culus ka soo saaray Xaaladda...

Muqdisho (Halqaran.com) -  Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda ee Soomaaliya, Yuusuf Garaad Cumar ayaa sheegay inay Ahlu Sunna sabab u aheyd hormaru la’aanta ka...
Weriye Ahmed Abdi

XOG: Madaxweynihii hore ee Galmudug ‘Guuleed‘ oo War culus ka soo...

Guriceel (Halqaran.com) - Cabdi Kariin Xuseen Guuleed , madaxweynihii hore ee Maamulka Galmudug ayaa waxaa uu baaq ka soo saaray xaalada Galmudug oo haatan...
Weriye Ahmed Abdi

DHAGEYSO: Guddoomiyaha Dhuusamareeb ee Ahlu sunna oo si weyn u taageeray...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Guddoomiyaha degmada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ugu Magacaabey Ahlu sunna Macalin Nuur Cilimi Cabdulle, ayaa Axaddii maanta sheegay in wax dhibaato...
Weriye Ahmed Abdi

Wasiir Sabriye oo ka hadlay Xiisada Galmudug iyo Eedeyn Culus oo...

Guriceel (Halqaran.com) - Wasiirka Arrimaha gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa kaga digay Ahlu Sunna inay fashiliyaan dhismaha Maamulka Galmudug, xilli uu jiro Khilaaf...
Weriye Ahmed Abdi

Wasiir Maareeye oo xilalkii ka qaaday agaasimayaal, kuwa cusubna magabaacay (Akhri...

Muqdisho (Halqarna.com) – Waxaa isbedel lagu sameeyay qaar ka mid ah Agaasimayaasha Waaxaha Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya kadib digreeto ka soo baxday xafiiska Wasiirka...