
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
XOG XASAASI: Muxuu Shariif Sheekh Axmed kaga jawaabay codsigii uga yimid...
Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa khadka teleefanka kula hadlay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, isagoona ka...
DHAGEYSO: Guddoomiyaha Xisbiga Wadajir CCW oo arrin aad u muhiim ah...
Muqdisho (Halqaran.com) - Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, guddoomiyaha Xisbiga Wadajir ayaa waxa uu ka hadlay Xaaladda Fatahaada Webiga Shabeelle ee Magaalada Baledweyne.
CCW ayaa waxa uu...
Qaramada Midoobey oo ka qayb qaadanaysa gurmadka fatahaadaha gobollada dalka
Muqdisho (Halqaran.com) - Qaramada Midoobey ayaa waxay sheegtay in hay’adaheeda gargaarka qaabilsan ay ka qayb qaadan doonaan dadaalada loogu gurmanayo dadka ku barakacay fatahaadaha...
Wararkii ugu dambeeyay dagaal khasaare geystay oo ka dhacay deegaanka Baar-Sanguuni
Kismaayo (Halqaran.com) - Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya dagaal maleeshiyaadka Al-Shabaab iyo Ciidamada Jubbaland ku dhexmaray duleedka Magaalada Kismaaayo ee xarunta KMG...
Laba muwaadin Soomaali ah oo si kadis ah ugu dhintay dalka...
Kampala (Halqaran.com) – Wararka ay mareegta Halqaran.com ka helayso dalka Uganda ayaa sheegaya in laba ruux oo muwaadin Soomaali ah ay ku dhinteen shil...
Gurmadkii ugu badnaa oo maanta la gaarsiin doono magaalada Baledweyne
Baledweyne (Halqaran.com) - Sida qorshaha uu yahay maanta Magaalada Baledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, waxaa gaari doona wafdi ka socda dowladda Federalka Soomaaliya oo...









