Thursday, July 9, 2026
25 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

XOG CUSUB: DF Soomaaliya oo jawaab kulul ka bixisay hadalkii ka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), wasiirka warfaafinta Dowladda Federaalka Soomaaliya oo BBC-da la hadlay ayaa beeniyay in Dowlada Soomaaliya ay ogeyd in...
Weriye Ahmed Abdi

Maxaa looga hadlay Shirkii golaha wasiirrada ee maamulka Jubbaland?

Kismaayo  (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Jubbaland, mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka bilaha ah ee golaha amniga heer Dowlad Goboleed...
Weriye Ahmed Abdi

TURKIGA oo war xasaasi ah ka soo saaray Xaaladda siyaasadda Somaliya...

Istanbul (Halqaran.com) - Wasiirka Arrimaha dibedda Turkey ayaa sheegay in Soomaaliya ay u baahan tahay taageerada Turkiga, si loo xaqiijiyo ina la helo xasillooni...
Weriye Ahmed Abdi

KASHIFAAD: KENYA oo shaaca ka qaaday arrin sir ah oo ku...

Nairobi (Halqaran.com) - Dowladda Kenya ayaa sheegtay in dowladda Soomaaliya ay raali ka aheyd wafdigii Kenya ay u dirtay Ka qaybgalka xafladii Caleemo saarka...
Weriye Ahmed Abdi

Wararkii ugu dambeeyay duqeymo culus oo ka dhacay gobollada Baay iyo...

Jubbada Dhexe (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya Gobolada Baay iyo Jubbada dhexe ee Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in xalay halkaasi ay ka dhaceen...
Weriye Ahmed Abdi

Technolojiyada: Whatsapp oo soo saareeysa adeeg kuu fuududeynaya in aad ku...

USA (Halqaran.com) - Dadka adeegsada Whatsapp ayaa muddo badan dalbanayey in loogu soo daro barnaamijkan adeeg u ogolaanaya in cinwaankood Whatsappka ay ku istcmaali...