Thursday, July 9, 2026
25 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

XOG: Waa goormee xilliga ay DF Soomaaliya qorsheysay inay bixiso shaatiga...

Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa Bisha soo socota ku dhawaaqeysa bixinta shatigii ugu horeeyay ee ku saabsan shaminta Shidaalka iyo Gaaska ee...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Maxaa ka jira in uu hirgalay heshiiskii ay wada-gaareen Puntland...

Boosaaso (Halqaran.com) – Muddo dheer kaddib, waxaa xalay magaalada Boosaaso ee Caasimada gobolka Bari ka baxday dooni sita Xoolo. Dekadda Boosaaso ayaa waxaa xalay ka...
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO SAWIRRO: Ururka Al-Shabaab oo soo bandhigay raggii weeraray xerada Balli-Doogle...

Balli-doogle (Halqaran.com) - Warbaahinta Ururka Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay Askartii weerarka ku qaaday Xerada Ciidanka Mareykanka ee Balli-doogle 30-kii September, kadib dagaal qaraxyo ku...
Weriye Ahmed Abdi

DF Somaliya oo xirtay Askar jir-dil u geystay Wariyeyaal, ‘Si aan...

Muqdisho (Halqaran.com) – Warar goor-dhow soo gaaray xafiiska warqabadka Halqaran.com, ayaa sheegaya, in ciidamada booliska dowladda Federalka Soomaaliya ay xabsiga dhigeen laba Askari oo...
Weriye Ahmed Abdi

Garoonka diyaaradaha Baledweyne oo xirmay & Xaaladihii ugu dambeeyay

Baledweyne (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya, in uu xirmay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baledweyne. Waxaa sabab u...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Al-Shabaab oo ku sii siqaya magaalada Guriceel & Wararkii ugu...

Guriceel (Halqaran.com) – Maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab ayaa gaaray deegaano hoos-tagga Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, maalin uun ka dib markii ay la wareegeen Ciidamada...