Thursday, July 9, 2026
25.2 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

XOG: Maxaa ka jira in dowladda Soomaaliya ay saanad hub geysay...

Hobyo (Halqaran.com) - Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay saanad hub ah dhinaca badda ku gaysay Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug. Wararka ayaa sheegaya in...
Weriye Ahmed Abdi

Sheekh Soomow oo ku baaqay in maxkamad la soo taago Taliyaha...

Muqdisho (Halqaran.com) - Sheekh Cabduqaadir Sheekh Maxamuud Abuukar (Soomow) oo ka mid ah culima’udiinka taageersan Dowladda Somaliya ayaa waxaa uu dowladda ugu baaqay inay...
Weriye Ahmed Abdi

Xildhibaannada BF Somaliya oo meel marsiiyay heshiis cusub oo khuseeya…

Muqdisho (Halqaran.com) - Hadal jeedinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jederaalka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ahaa ajendaha koowaad ee kulanka...
Weriye Ahmed Abdi

Maxay kawada hadleen RW Kheyre iyo Wasiirka maaliyadda dalka Norway?

Washington (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Washington kula kulmay wasiirka maaliyadda Norway, Siv Jensen oo...
Weriye Ahmed Abdi

Wararkii ugu dambeeyay dagaalyahano Al-Shabaab ah oo lagu dilay Gobolka Hiiraan

Hiiraan (Halqaran.com) - Hawgal lagu dilay xubno ka tirsan Ururka Al Shabaab ayaa ka dhacay deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan ee Bartamaha Soomaaliya. Hawlgalka ayaa...
Weriye Ahmed Abdi

DEG DEG: Hotelka Naasa-Hablood2 oo booliska la wareegay, ilaaladii joogtayna xiray...

Muqdisho (Halqaran.com) - Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Janaraal Zakiya Xuseen, ayaa sheegtay in ay soo xireen dhammaan ciidankii joogay barta kontorool ee uu...