Thursday, July 9, 2026
25.9 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

XOG: JUBBALAND oo sheegtay in aysan khuseyn habraaca doorasho oo ay...

Kismaayo (Halqaran.com) - Kadib markii Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Federalka Xukuumadda Soomaaliya ay soo saartay habraaca doorashada Xildhibaanada iyo Madaxweynaha Jubbaland, ayaa arrintaasi waxaa...
Weriye Ahmed Abdi

Meydka Sarkaal boolis Kenyaan ah oo qoorta laga gooyay oo la...

Nairobi (Halqaran.com) - Booliska Kenya ayaa sheegay inay heleen maydka Sarkaal ka tirsanaa Ciidankooda oo muddo todobaad ah la la’aa, kaasi oo laga helay...
Weriye Ahmed Abdi

Afhayeenka Baarlamaanka Jabuuti iyo wafdi uu horkacayo oo soo gaaray Muqdisho...

Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti Maxamed Cali Xumad. Wafdigan waxaa garoonka diyaaraaha Aadan Cabdulle ku...
Weriye Ahmed Abdi

AKHRISO: DF Somaliya oo shaacisay qorshe cusub oo lagu soo xulayo...

Muqdisho (Halqaran.com) - Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay qorshaha soo Xulista Xubnaha Baarlamaanka 2aad iyo Doorashada Madaxweynaha ee Jubbaland 2019, iyadoo uu dhawaan...
Weriye Ahmed Abdi

Whatsapp oo soo saaraysa adeeg cusub oo macaamiisheeda ku farxi doonaan

Muqdisho (Halqaran.com) – Shirkadda Whatsapp ayaa bilowday soo saarista qeyb cusub oo ay ku soo kordhinayso adeegyadeeda kaas oo macaamiisheeda u oggolaanaya in qoraallada...
Weriye Ahmed Abdi

Maxay ula jeeday dowladda Somaliya in dad laga soo musaafuriyay Kismaayo...

Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay dib Magaalada Kismaayo ugu celisay dad uu Maamulka Jubbaland ka soo musaafuriyay magaaladaasi. Dadkan ayaa waxaa...