Friday, May 1, 2026
28.3 C
Mogadishu

Whatsapp oo soo saaraysa adeeg cusub oo macaamiisheeda ku farxi doonaan

Muqdisho (Halqaran.com) – Shirkadda Whatsapp ayaa bilowday soo saarista qeyb cusub oo ay ku soo kordhinayso adeegyadeeda kaas oo macaamiisheeda u oggolaanaya in qoraallada ay isku dhaafsadaan barteeda ay degdeg ah u tir tirmaan.

Labo sano ka hor ayey shirkaddu so saaraty adeeg u oggolanaya adeegsadaha barteeda in uu tiro farriin qoraalka ay wadaagaan labo qof .

Shirkaddu waxa ay si tartiib tartiib ah wakhti ugu xireysay in mesha laga saaro qoraalladi hore ee leys dhaafsaday.

Facebook oo la wareegtay adeeggaan qoraalada lagu isticmaalo ayaa hadda ku howlan in la horumariyo iyadoo 5 ilbiriqsi illaa 1 saac uu ku xiran karo adeegsadaha adeeggan in meesha ay ka baxdo farrintii uu diray .

Adeeggan ayaa kaliya waxa lagu qarin karaa qoraallada leysugu diray qeybta guruubyada ama sida wadar ahaanta ah loo wadaago.

Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:



Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...