Thursday, July 9, 2026
25.9 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

Ganacsatada Soomaaliyeed ee Muqdisho oo lacag badan ku bixisa maritaanka waddooyinka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Iyadoo inta badan wadooyinka Magaalada Muqdisho gudaheeda ay yihiin kuwa xiran oo Koontaroolo ay u yaalaan Ciidamada Booliska, halka qaarkoodna ay...
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO SAWIRRO: Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo gaaray dalka Jarmalka +Ujeedka

Germay (Halqaran.com) - Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland, Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Jarmalka, halkaasi oo lagu...
Weriye Ahmed Abdi

DHAGEYSO: Soomaaliya oo ka mid noqoneysa dhismaha Booliska Afrika, waa halkee...

Muqdisho (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar), ayaa sheegay in ay wadaan qorshe dib u dhis xooggan iyo...
Weriye Ahmed Abdi

Danjiraha Somaliya u fadhiya dalka Sudan oo laga guddoomay nuqul ka...

Khartuum (Halqaran.com) - Danjiraha Soomaaliya u fadhiya  Dalka Suudaan Maxamed Isxaaq Ibraahim oo dhawaan soo gaaray Caasimadda Sadax Geesoodka ee Khartuum ayaa maanta Nuqul...
Weriye Ahmed Abdi

Maxaa kala socotaa in Villa Somaliya ay abaabuleyso banaanbax lagu sumcad...

Muqdisho (Halqaran.com) – Xog ay helayso mareegta Halqaran.com, ayaa sheegaya, in dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ay abaabuleyso dibad bax looga soo horjeedo Madaxweynayaashii...
Weriye Ahmed Abdi

Macawiisleyda Hiiraan oo maleeshiyaad Al-Shabaab ah laayay, hubkiina ka furtay &...

Hiiraan (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya, in uu sii kordhayo dagaalka kacdoonka shacabka iyo maleeshiyaadka Al-Shabaab u dhaxeeya, iyadoona...