Saturday, May 9, 2026
27.3 C
Mogadishu

DAAWO SAWIRRO: Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo gaaray dalka Jarmalka +Ujeedka

Germay (Halqaran.com) – Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland, Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Jarmalka, halkaasi oo lagu soo dhoweeyay.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa dalka Turkiga, halkaasoo uu kaga qeyb galay Shir looga hadlaayay Maalgashiga.

Axmed Cilmi Cismaan inta uu jooga dalka Jarmalka, waxa uu la kulmi doonaa Hay’addaha taageera maamulka Puntland.

Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:



Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...