Madaxweyne ku xigeenka Puntland
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socda...
Garoowe (Halqaran.com) - Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ku-simaha Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, ahna Madaxweyne ku-xigeenka ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo...
Madaxweyne ku-xigeenka PLD oo kormeeray dhisme cusub oo ka socda Madaxtooyada...
Garoowe (Halqaran.com) - Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland, ahna Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Axaddii maanta kormeeray dhismeyaasha cusub ee lagu...
Shaqo joojin lagu sameeyay Wasiirro iyo agaasimayaal ka tirsan Puntland (Ogow...
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweyne ku-xigeenka ahna Ku simaha Madaxweynaha Puntland Axmed Karaash ayaa shaqada ka joojiyey wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Puntland Maxamuud...
VIDEO: M/weyne ku-xigeenka Puntland oo maanta daah-furay Barnaamijka iskaasiga Caalamiga ah...
Garoowe (Halqaran.com) - Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ku simaha Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka, ayaa Arbacadii maanta daah-furay Barnaamijka Iskaashiga Caalamiga ah ee...
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ‘Karaash’ oo dib ugu noqday Garoowe +(SAWIRRO)
Garoowe (Halqaran.com) – Ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland, Mudane Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo Muqdisho ka...
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo ka hor-yimid magacaabistii golaha wasiirada ee Saciid...
Garowe (Halqaran.com) - Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland, Mudane Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa Sabtida maanta soo saaray wareegto uu ku cadeynayo in aysan...









