Tuesday, April 21, 2026
31.9 C
Mogadishu

Shaqo joojin lagu sameeyay Wasiirro iyo agaasimayaal ka tirsan Puntland (Ogow Sababta)

Garoowe (Halqaran.com) – Madaxweyne ku-xigeenka ahna Ku simaha Madaxweynaha Puntland Axmed Karaash ayaa shaqada ka joojiyey wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Puntland Maxamuud Xaaji Saalax iyo Agaasimaha guud ee wasaaraddan Cabdirisaaq Jaamac Aadan.

Wasiirka iyo Agaasimaha guud ayaa ku dhex dagaalamay xarunta wasaaradda dhawaan oo isku gacan-qaaday, waxaa waji dhaawac kooban laga gaarsiiyey wasiirka markii ay dhaqaale isku qabsadeen.

Haddaba halka hoose ka qoraalka shaqo joojinta:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...