Thursday, June 25, 2026
25.4 C
Mogadishu

Madaxweyne ku xigeenka Puntland

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socda DFS

Garoowe (Halqaran.com) - Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ku-simaha Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, ahna Madaxweyne ku-xigeenka ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo...

Madaxweyne ku-xigeenka PLD oo kormeeray dhisme cusub oo ka socda Madaxtooyada Puntland +(SAWIRRO)

Garoowe (Halqaran.com) - Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland, ahna Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Axaddii maanta kormeeray dhismeyaasha cusub ee lagu...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Editor

DAAWO SAWIRRO: Ku-simaha madaxweynaha Puntland oo daah-furay madasha habeenka haweenka Puntland

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland Ahna kusimaha Madaxweynaha, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa daah-furay Madasha Habeenka Haweenka Puntland. Madashan oo ah mid...
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO SAWIRRO: Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo gaaray dalka Jarmalka +Ujeedka

Germay (Halqaran.com) - Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland, Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Jarmalka, halkaasi oo lagu...
Ahmed Mohamed

AKHRI: Maxaa ka soo baxay Shirkii golaha wasiirrada ee maamulka Puntalnd...

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweyne Ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland, Ahna ku-simaha Madaxweynaha, Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Khamiistii maanta shir guddoomiyey shirka Golaha Wasiirada...