Thursday, July 9, 2026
26.9 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Al-Shabaab: 100 askari ayaan ku Dilnay weerarkii Balli-doogle

Balli-doogle (Halqaran.com) - Al-Shabaab ayaa war kasoo saaray Weerarkii ay ku qaadeen xerada Balli-dogle ee Gobolka Shabeelaha Hoose, halkaas oo ay dagan yihiin Ciidamo...
Weriye Ahmed Abdi

WAR CUSUB: Maxaa ka jira in Xaaf uu ka baxay heshiisyadii...

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa kala laabtay wasaarada arimaha gudaha ee Dowlada Federaalka waraaqdii wakiilashada aheyd ee...
Weriye Ahmed Abdi

AKHRI: Mareykanka oo war ka soo saaray weerarkii Garoonka Balli-doogle +...

Balli-doogle (Halqaran.com) - Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa war qoraal ah ka soo saartay weerarkii ay maanta maleeshiyada Ururka Al-Shabaab ku qaadeen Garoonka Balli-doogle...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Faah-faahin dheeraad ah oo ku saabsan weerarkii lagu qaaday...

Sh/Hoose (Halqaran.com) - Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa weerarkii abaabulnaa ee maanta ay maleeshiyada Ururka Al-Shabaab ku qaadeen Garoonka Balli-doogle ee...
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo dalka ku soo laabtay kaddib ka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kaddib markii uu magaalada New York...
Weriye Ahmed Abdi

XOG CUSUB: Maxay DF Somaliya ka tiri arrinta Ciise Tarabuun oo...

Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka  Soomaaliya ayaa ka hadashay warka Kenya kasoo baxay ee ku aadan in dalkeeda uu soo galay Madaxii Amniyaadka Maleeshiyaadka...