Saturday, January 17, 2026
28.9 C
Mogadishu

WAR CUSUB: Maxaa ka jira in Xaaf uu ka baxay heshiisyadii uu la galay DF Somaliya?

Madaxweyne Xaaf

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa kala laabtay wasaarada arimaha gudaha ee Dowlada Federaalka waraaqdii wakiilashada aheyd ee uu u wakiisha in ay ka shaqeyso wasaaradu arimaha dib u hishiisiinta wasaaraduna aysan u marin waddadii loo baahna in loo qabto dib u heshiisiin sax ah.

Waxa uu waxgaradka iyo siyaasiyiinta reer Galmudug ugu baaqay in ay ka tashtaan sidii loo dhisi lahaa Galmudug oo dhanyahay.

Hoos ka akhriso Warka ka soo baxay Xaaf:

Xafiiska Halqaran.com, Muqdisho
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...