
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
WAR DEG DEG: Qarax khasaare geystay oo Ciidamada AMISOM lagula eegtay...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa qarax miino goor-dhow lagula eegtay magaalada Muqdisho, kolonyo ciidamo ka tirsan Midowga Afrika ee AMISOM, wuxuuna qaraxaasi geystay khasaare.
Sida ay...
DF Somaliya oo heshiis cusub la gashay dalka Cumaan + (Ogow...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Soomaaliya ayaa heshiis cusub la gashay Dowladda Cumaan, kaasi oo ku saabsan duulimaadyada rayidka ah ee dalalka Somaliya iyo Cumaan,...
XOG: Waa kuma Sarkaalka Al-Shabaabka ah oo ay booliska Kenya ka...
Nairobi (Halqaran.com) - Booliska dalka Kenya ayaa sheegay in ay baadi goobayaan muwaadin Soomaali ah oo lagu magacaabo Cabdiwaaxid Khaliif Cabdi oo loo yaqaanno...
UPDATE: Maxaa ka jira in DF Somaliya ay fasaxday duulimaadyadii Kismaayo?...
Muqdisho (Halqaran.coom) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay dib u fasaxday duulimaadyadii Magaalada Kismaayo, ka dib muddo ku dhow toddobaad oo xayiraad ay saarnaayeen...
FAALLO: Dibindaabyadii Uhuru iyo Rogaal Celintii Farmaajo
Shirweynaha QM oo ah madasha ugu weyn diblomaasiyadda caalamka, ayaa September 24, 2019 si rasmi ah uga furmay magaaladda New York. Shirka waxaa ka...
Wararkii ugu dambeeyay qaraxii maanta ciidamada DFS lagula eegta Marka &...
H/Hoose (Halqaran.com) - Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa qarax miino lagula beegsaday Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabllaha Hoose, iyadoo qaraxaasi uu sababay khasaaro dhimasho...









