
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
XOG XASAASI AH: DF Somaliya oo War cusub ka soo saartay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa beenisay in xayiraad la saaray diyaaradaha u socdaala dhanka Magaalada Kismaayo, xilli todobaadkaan diyaarad uu Kismaayo u...
SAWIRRO: Madaxweynaha Mareykanka Trump oo qaabilay Madaxweyne Farmaajo iyo marwadiisa
New York (Halqaran.com) - Madaxweynaha dalka Mareykanka, Donald Trump oo ay wehlineyso xaaskiisa Melania Trump ayaa qaabilay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo...
DAAWO SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta oo kawada hadlay arrinta...
New York (Halqaran.com) - Wadahadallo saddex geesood ah oo ay magaalada New York ku yeesheen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynaha...
DAAWO SAWIRRO: Maxaa ka soo baxay Shirka Arbaclaha ee maamulka gobolka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Finish) ayaa shir guddoomiyay shirka Arbaclaha ee Maamulka Gobolka...
Dalal ay Soomaaliya ku jirto oo loogu deeqday Malaayiin doollar ah,...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Holand ayaa ku dhawaaqday in ay lacag dhan 28 milyan oo Doollar ugu deeqday dalalka Soomaaliya, Suudaan iyo Koofurta Suudaan.
Lacagtan...
XOG XASAASI: Xildhibaanada Labada Gole: DF Somaliya si shuruud la’aan xayiraada...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaano ka tirsan labadda gole ee baarlamaanka Soomaaliya oo Talaadadii shalay kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa si deg deg ah...









