
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
DAAWO SAWIRRO: Muxuu Kheyre ku soo arkay xarumaha wasaaradihii uu maanta...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kormeeray xarumaha wasaarahaha Haweenka, warfaafinta iyo kalluumeysiga iyo dekadda...
Kulan Xasaasi ah oo ay Muqdisho ku yeesheen Saddex Madaxweyne oo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynayaashii hore ee soo maray dalka Soomaaliya, oo kala ah, Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gurigiisa ku...
AKHRI: Garooska guud ee Koonfur Galbeed oo maanta lagu dhawaaqay
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa maanta ku dhawaaqay Garsoorka guud ee maamulka Koonfur Galbeed.
Waxayna kala yihiin,...
DEG DEG: DF Somaliya oo garoonka Muqdisho ku xirtay guddoomiye saaxiib...
Muqdisho (Halqaran.com) – Warar goor-dhow ay heshay mareegta Halqaran.com, ayaa sheegaya, in garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee Muqdisho lagu xiray guddoomiyaha degmada Garbahaarey...
Maxaa ka soo baxay kulankii maanta Duqa Muqdisho uu la yeeshay...
Muqdisho (Halqaran.coom) - Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish), guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa maanta xafiiskiisa kulan gaar ah kula qaatay Wafdi...
UPDATE: Sidee ku suurta-gashay inay iiraan sii deyso Markabkii Britain!
Iran (Halqaran.com) - Markab watay calanka dalka Britain, kaas oo bishii July ay qabsatay dawladda Iran ayaa Sabtidii shalay ku xirtay dekedda dalka Dubai...









