Friday, April 17, 2026
27.8 C
Mogadishu

Kulan Xasaasi ah oo ay Muqdisho ku yeesheen Saddex Madaxweyne oo hore u soo maray Soomaaliya + SAWIRRO

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynayaashii hore ee soo maray dalka Soomaaliya, oo kala ah, Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gurigiisa ku booqday Madaxweynihi hore ee dalka mudane Cali Mahdi Maxamed.

Shariif iyo Xasan, ayaa la yeeshay kulan looga hadlaayay Xaaladda dalka iyo xayiraadii dhawaan lagu sameeyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya mudane Shariif Sheekh Axmed.

Sidoo kale, kulankaan ayaa waxaa qeyb ka ahaa xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya.

Maalmihii ugu dambeeyay, waxaa Caasimadda Muqdisho ka socday kulamo kala duwan oo looga hadlaayay Xaaladda Siyaasadeed ee dalka.

Xafiiska Halqaran.com, Muqdisho
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...