Baydhabo (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa maanta ku dhawaaqay Garsoorka guud ee maamulka Koonfur Galbeed.
Waxayna kala yihiin, Garsoorka Maxkamadda Sare , Midka gobolka Bay iyo Xeer-ilaalinta Guud ee maamulka Koonfur Galbeed.
HALKAN KA AKHRISO:
Xafiiska Halqaran.com, Muqdisho
Halqarannews@gmail.com