Friday, April 17, 2026
28.1 C
Mogadishu

DAAWO SAWIRRO: RW Kheyre oo kormeeray Tiyaatarka Qaranka oo dib u dhis ka socda

Muqdisho (Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa maantakormeer ku sameeyey Xarunta Tiyaatarka Qaranka, oo xilligaan dhismihiisa uu marayo meel Gabagabo ah.

Kormeerka ayaa Ra’iisul Wasaaraha waxaa ku wehlinyey Xubno sar sare oo ka tirsan Wasaaradda Warfaafinta, waxaana uu dhamaan soo marey qeybaha kala duwan ee Tiyaatarka oo uu dhismaha ka socdo.

Tiyaatarka Qaranka ayaa waxaa lagu dhisayaa Barnaamijka Isxilqaan ee Madaxweyne Farmaajo mar hore uu iclaamiyay.

Kheyre ayaa kul dardaarmey Shaqaalaha iyo Madaxda Xarunta Tiyaatarka inay si wanaagsan loo dhameystiro dhismaha,isla markaana uu noqdo goob Bulshada Soomaaliyeed laga wacyigeliyo.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...