Friday, April 17, 2026
27.8 C
Mogadishu

XOG + DHAGEYSO: Xildhibaan shaaca ka qaaday Sababta loo sugi la’yahay Amniga Caasimada Muqdisho

Xildhibaan Cabdiraxmaan Xaaji Adan (Ibi) /Sawir Hore

Muqdisho (Halqaran.com) – Xildhibaan Cabdiraxmaan Xaaji Adan (Ibi) oo ka mid ah Xildhibanaada golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya oo shalay ka qeyb galayay munaasabad soo dhaweyn ah oo muqdisho loogu qabtay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa waxa uu sheegay Caasimadda in aysan dhismeen haddii aanan la garab istaagin maamulka gobalka Banaadir.

Xildhibaan Ibi ayaa xusay, in magalada Xamar aysan nabad noqoneyn,isla markaana aysan dhismeen haddii shacabka Muqdisho aysan daacad ka noqon bixinta Canshuurta iyo la shaqeynta Maamulka gobolka Banaadir.

Wuxuu ku soo aadayaa hadalka Xildhibaan Cabdiraxmaan Xaaji Aadan ( Ibi) xilli Siyaasiyiin iyo dad badan ay dhowr jeer Madaxda dowladda ugu baaqeen inay xooga saaraan sugida amniga Magaalada Muqdisho.

Halka hoose ka dhageyso Codka Xildhibaan Ibi:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...