
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Xildhibaankii labaad ee ka tirsan Golaha Shacabka ee BF Soomaaliya oo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Toddobaad gudihii waxaa Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ka baxay Xildhibaankii labaad, oo u geeriyooday xanuuno uu muddooyinkii ugu dambeysay la...
Puntland: ”Weli waxba nama soo gaarin lacagtii DF Somaliya ee looga...
Garoowe (Halqaran.com) –Puntland ayaa sheegay wali inaysan soo gaarin lacagtii dowladda Federalka Soomaaliya u balan qaaday Maamul Goboledyada dalka ka jira si ay ula...
DAAWO VIDEO: Dowladda Somaliya oo wax ka bedeshay bandowga qeybta ka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Laga bilaabo habeenka ugu horreeya ee bisha Ramadaan, Bandowga xilliyadda habeenkii saarnaa magaalada Muqdisho ayaa muda hal saac ah laga soo...
AKHRISO: Ujeedka xilka looga qaaday guddoomiye ku xigeenkii gobolka Hiiraan &...
Hiiraan (Halqaran.com) – Guddoomiye ku xigeenkii amniga iyo Siyaasadda ee maamulka gobolka Hiiraan, ayaa xilkii laga qaaday, kaddib wareegto ka soo baxday xafiiska wasiirka...
AKHRISO: Wasaarada Diinta iyo Awqaafta oo go’aano cusub ka soo saartay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta dowladda Federalka Soomaaliya ayaa soo saartay go’aano cusub oo ku socda masaajida dalka ku yaalla, xilli laga...
DHAGEYSO: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BFS oo ka hadlay muddo kororsiga...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa markii ugu horreysay si daahfuran uga hadlay wararka sheegaya...









