
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Maxaa ka soo baxay kulankii Wasiirka Caafimaadka XFS & Safiirka Mareykanka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Caafimaadka, Marwo Fawziya Abikar Nur ayaa Isniintii maanta kulan toos ah oo qadka internet-ka la qaadatay Safiirka Maraykanka u fadhiya...
Madaxweyne Saciid Deni oo xilalkii ka qaaday taliye ku xigeennada booliska...
Garowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xilalkii ka qaaday laba Taliye Ku xigeen oo booliska Puntland, kaddib qoraal...
Booliska Soomaaliya: Rag hubeysan ayaan ku qabanay magaalada Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa sheegay rag hubaysan inay ku dhex qabteen Muqdisho, gaar ahaana ay ka qabteen Banaanbaxyadii shalay ka...
Sarkaal cusub oo loo magacaabay taliyaha saldhiga booliska ee degmada Boondheere,...
Muqdisho (Halqaran.com) – Taliye cusub oo loo magacaabay Saldhiga booliska degmada Boondheere ee gobolka Banaadir, kaddib markii taliyhii hore ee ciidamada booliska Soomaaliyeed Sabtidii...
TURKIGA oo si kumeel gaar ah shaqaalaheeda uga daad-gureeyay Caasimadda Muqdisho...
Muqdisho (Halqaran.com) – Magaalada Muqdisho ayaa waxaa xalay laga daad-gureeyay shaqaalaha Turkiga ee muddooyinkii ugu dambeeyay ka shaqeynayay gudaha Caasimadda Muqdisho.
Diyaaradda Turkish Airlines ayaa...
VIDEO: Tirada dadka u geeriyooday Coronavirus (Covid-19) oo kordhay iyo 390...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddiga qaran ee kahor tagga COVID-19, ayaa xaqiijiyay in laba ruux oo kamid ah dadkii laga helay cudurka COVID-19 ay geeriyoodeen,...









