
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Nayjeeriya oo cambaareysay maamuuskii ay Gini u sameysay Muuse Biixi
Abuja (HalQaran.com) - Xildhibaan ka tirsan aqalka sare ee dowladda federaalka Nayjeeriya Shehu Sani ayaa dhaleeceeyay go’aankii ay dowladda Geni ku maamuustay booqashadii khilaafka...
Madaxweynaha K/Galbeed oo la kulmay Saraakiisha Amniga ee…
Baydhabo (HalQaran.com) - Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) kulan la qaatay saraakiisha sarsare ee lamaha ammaanka gobolka Bakool,...
Update: Ciidanka XDS oo deegaanno hor leh kala wareegay Al-Shabaab
Kismaayo (HalQaran.com) - Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya ciidamada daraawiishta maamulka Jubbalaan ayaa maleeshiyada Al-Shabaab kala wareegay deegaanka Beer-Xaani iyo tuulooyin kale oo ku...
Itoobiya: Xaaska Sarkaalkii ku eedeysanaa afgambigii fashilmay oo xabsiga la dhigay
Adis Ababa (HalQaran.com) - Ciidamada ammaanka ee dalka Itoobiya ayaa xabsiga u taxaabtay haweeney uu qabay nin lagu eedeeyay in ay ahaa maskaxdii ka...
Wasiir ka digay in la farageliyo madax-bannaanida Somaliya
Muqdisho (HalQaran.com) - Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay diblomaasiyiinta shisheeye ee safaaradaha ku leh magaalada...








