
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Qadar oo dardar gelineysa taakulada dib u dhiska ciidamada Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Dhuusamarreeb ee xarunta maamulka GalMudug ku qaabilay wafdi ka socda wasaaradda Gaashaandhigga dowladda...
Al-Shabaab oo Sheegay in ay Dileen Siyaasiyiin Mucaaradsan Axmed Madoobe
Kismaayo (Halqaran.com) - Ururka Al-Shabaab ayaa sheegay in weerarkii magaaladda kismaayo ay ku dileen siyaasiyiin iyo xubno kale oo mucaaradsanaa maamulka Axmed Maxamed islaam...
Weerarkii Kismaayo oo la soo afjaray & tirada dadkii ku dhintay...
Kismaayo (Halqaran.com) - Waxaa lasoo afjaray weerarkii lagu qaaday Hoteelka Cas-casey ee Magaalada Kismaayo ee caasimadda KMG ah ee maamulka Jubbaland.
Maleeshiyaadka ka tirsan Al-Shabaab...
Maxay ku heshiiyeen guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Somaliya? +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Mudane...
Wariye Hodan Naaleeye iyo Seygeeda oo ku dhintay weerarkii Kismaayo
Kismaayo (Halqaran.com) - Warar goor-dhow naga soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa waxay sheegayaan in weerarkii galabta ay Al- Shabaabku ku qaadeen Hotel Cas Casey...
Qarax weyn oo ka dhacay Kismaayo iyo weerar toos ah oo...
Kismaayo (HalQaran.com) – Qarax xooggan oo gilgilay ayaa ka dhacay magaalada Kismaayo oo xarun kumeel gaar u ah maamulka Jubbaland.
Wararka ay helayso HalQaran.com, ayaa...









