Saturday, April 18, 2026
30.1 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

Wasaaradda caafimaadka ee Soomaaliya oo ka jawaabtay hadalkii Wasiir Maareeye

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa ka hadashay hadalkii ka soo yeeray Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareye ee ku aadana...
Weriye Ahmed Abdi

Wakiilkii hore ee QM u qaabilsanaa Soomaaliya Augustine Mahiga oo geeriyooday

Tanzania (Halqaran.com) - Madaxweynaha dalka Tanzania John Magufuli ayaa War-Saxaafadeed uu soo saarey Jimcaha maanta oo ah 1-da Bisha May waxaa uu ku xaqiijiyey...
Weriye Ahmed Abdi

Madaxweynaha Somaliya ‘Farmaajo’ oo dhambaal hambalyo ah oo ku aadan 1-da...

Muqdisho (Halqaran.com) - Maanta oo ah 1-da May, munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka, waxaan hambalyo qiimo badan u dirayaa dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed meel kasta oo...
Weriye Ahmed Abdi

DHAGEYSO: Wasiir Maareeye ‘‘Qof kasta oo Somaliya ku dhinta maanta waxay...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa digniin xasaasi ah waxa uu la wadaagay bulshada Soomaaliyeed, taa oo loo arkay...
Weriye Ahmed Abdi

Madaxweynaha Puntland oo Odayaasha dhaqanka ee Qardho kala hadlay Xaaladda daadadkii...

Qardho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa gelinkii dambe ee Khamiistii la kulmay Nabadoonada iyo Waxgaradka ee Magaalada Qardho. Mr....
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Askarigii ugu horreeyay oo ka tirsan AMISOM oo laga helay...

Muqdisho (Halqaran.com) – Askarigii ugu horreeyay oo ka tirsan ciidamada AMISOM una dhashay dalka Uganda oo ku sugan gudaha Soomaaliya aaa la sheegay in...