Saturday, April 18, 2026
30.1 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

Madaxweynaha Puntland oo gaaray Qardho oo ay daadad dad ku dhinteen...

Qardho (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Talaadadii maanta booqasho ku tegay magaaladda Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar, oo ay...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: 2 qof oo cudurka Coronavirus ugu geeriyootay Muqdisho iyo Dad...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda caafimaadka XF Soomaaliya ayaa Talaadada maanta xaqiijisay inay geeriyoodeen 2 qof oo kamid ahaa bukaannadii laga helay cudurka COVID-19. Wasiirka Caafimaadka...
Weriye Ahmed Abdi

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay daadadka ku dhuftay Qardho, gurmadna ku...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka tacsiyeeyay musiibada naf iyo maalba leh ee ka dhalatay daadadkii ku fatahay...
Weriye Ahmed Abdi

Guddoomiye ku xigeenka howlaha guud ee gobolka Banaadir oo Xilka la...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiye Ku-xigeenka cusub ee Hawlaha Guud Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Cumar Cali Cabdi ayaa xilka kala wareegay guddoomiye ku xigeenkii hore...
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO SAWIRADA: Roobab Khasaare geystay oo ka da’ay Qardho & Wararkii...

Qardho (Halqaran.com) - Waxaa 24-kii saac ee la soo dhaafay ka da’ay magaalada Qardho roobab xoogan oo sababay daadad badan, kuwaasi oo ku soo...
Weriye Ahmed Abdi

Wararkii ugu dambeeyay Xaaladda Hoggaamiyaha Koonfurta Kuuriya Kim Jong Un

South Korea (Halqaran.com) - Mas’uuliyiinta Korea-da Koonfureed ayaa ku adkeysanaya inaysan dalka Korea-da Waqooyi ka ogeyn wax dhaq-dhaqaaqyo ah oo aan caadi ahayn, waxayna...