
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
UPDATE: 66 Xildhibaan oo mooshin ka gudbiyay guddoomiyaha baarlamaanka Hirshabelle
Jowhar (Halqaran.com) - Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Maamulka Hirshabelle, ayaa waxa ay Mooshin ka gudbiyeen Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaasi, Sheekh Cismaan Barre Maxamed.
Mooshinkaan ayaa waxaa...
Xildhibaan Fiqi oo ka hadlay sababta ugu weyn ee uu uga...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Iyadoo Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi loo magacaabay Wasiirka Amniga Maamulka Galmudug, islamarkaana dadka Siyaasiyiinta iyo taageerayaasha Fiqi siyaabo kala duwan uga...
Wararkii ugu dambeeyay, banaanbixii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa Sabtidii maanta markale banaanbax isugu soo baxay dadweyne careysan nawaaxiga Isgoyska Jubba ee Magaalada Muqdisho, kadib markii ay ka caroodeen...
Wasiir Beyle oo ka jawaabay cabashada ka soo yeertay maamulka Puntland
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa waxa uu ka jawaabay eedeynta ka soo yeertay Maamul Goboleedka Puntland.
Puntland ayaa waxay sheegtay...
RW Kheyre: ‘‘Qalab caafimaad oo dibadda aan ka dalbanay ayaa dhawaan...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha JF Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo ka hadlay dadaallada lagu xakameynayo cudurka COVID-19 ee dalkeenna ku faafaya, ayaa...
Axmed Madoobe iyo xubnihii mucaaradka isbeddel doonka Jubbaland oo heshiis ku...
Nairobi (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa heshiis la gaaray Cabdinaasir Seeraar Maax, Cabdirashiid Maxamed Xidig iyo Daahir...








